HERERSTAR

Da'yarka Martin Odegaard Oo Doonaya Inuu Si Ku Meel Gaar Ah Kaga Baxo Ciqaabta Ku Heysta Real Madrid

0
Saturday July 09, 2016 - 14:33:05 in Barnaamijyo by Super Admin
  • Visits: 647
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Da'yarka Martin Odegaard Oo Doonaya Inuu Si Ku Meel Gaar Ah Kaga Baxo Ciqaabta Ku Heysta Real Madrid

    Kadib 18 bilood oo kaga qasaartay Real Madrid, da'yarka mucjisada ah ee Martin Odegaard ayaa rajeynaya inuu dib u bilaabo waayihiisa ciyaareed isagoo doonaya inuu amaah ugu dhaqaaqo horyaalka Bundesliga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib 18 bilood oo kaga qasaartay Real Madrid, da'yarka mucjisada ah ee Martin Odegaard ayaa rajeynaya inuu dib u bilaabo waayihiisa ciyaareed isagoo doonaya inuu amaah ugu dhaqaaqo horyaalka Bundesliga.
Odegaard ayaa ku fashilmay inuu naftiisa ku qasbo boos uu ka helo Estadio Santiago Bernabeu kadib markii uu halkaasi u dhaqaaqay bilowgii sanadii 2015 wuxuuna haatan rajeynayaa in loo ogolaado u dhaqaaqista horyaalka koowaad ee Bundesliga si uu markale dib ugu bilaabo waayihiisa ciyaareed.

Los Blancos ayaa jeclaan laheyd iney xidigaan ree Norway ka dhaadhiciso u dhaqaaqitaanka koox kale oo La Liga laakin xidiga iyo aabihiisa ayaa aaminsan in Bundesliga uu waqti xaadirkaan dookh fiican u yahay ciyaariyahanka maadaama ay kooxo badan doonayaan.


Martin

Zinedine Zidane ayaa 17 jirkaan u wadan doona waqooyiga America si uu qeyb uga noqdo kulamad aka horeeya xili ciyaareedka si lamid ah Rafael Bentiez 12 bilood ka hor.
COMMENTS