HERERSTAR

Gudoomiye Cirro Oo Kaambayn Siyaasad Iyo Hinaase Ah La Tagay Masjid Baydkii Alle Ah Oo Dadweynuhu Ku Cibaadaystaan Iyo Waxa Ka Raacay

0
Saturday July 09, 2016 - 17:00:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 424
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Cirro Oo Kaambayn Siyaasad Iyo Hinaase Ah La Tagay Masjid Baydkii Alle Ah Oo Dadweynuhu Ku Cibaadaystaan Iyo Waxa Ka Raacay

    Gudoomiye Cirro Oo Kaambayn Siyaasad Iyo Hinaase Ah La Tagay Masjid Baydkii Alle Ah Oo Dadweynuhu Ku Cibaadaystaan Iyo Waxa Ka Raacay Masjidka uu imaamka ka yahay Sheekh Aadan Siiro ayaa waxa maalintii shalay olole kaambayn siyaasad ah oo ka dheer C

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Cirro Oo Kaambayn Siyaasad Iyo Hinaase Ah La Tagay Masjid Baydkii Alle Ah Oo Dadweynuhu Ku Cibaadaystaan Iyo Waxa Ka Raacay Masjidka uu imaamka ka yahay Sheekh Aadan Siiro ayaa waxa maalintii shalay olole kaambayn siyaasad ah oo ka dheer Cibaado iyo alle cabsi la tagay Gudoomiyaha Xisbiga waddani iyo koox ka mid ah kuwa taabacsan
Masjidka waxa ku soo dhaweeyey Siyaasi Ama Sheekh Aadan Siiro oo wajiyo badan la soo baxa balse dadweynaha ayaa la sheegay in ay ka diideen oo ay ku foodhyeen markii uu is yidhi qudbad siyaasadaysan ka jeedi maadaama Goobtu tahay Baydkii alle looguna talo-galay in lagu cibaadaysto Gudoomiye cirro isaga oo khajilsan oo dhulka eegaya ayuu fadhiistay Safka hore ee dhanka Salaada waxaana sidaasi ku soo Dhamaaday Tukashadii Salaada
Inta badan xisbiga waddani aya siyaasad iyo kaambayn ka daya meelo aanay ku jirin Siyaasadu sida Goobaha Cibaadada iyo danyarta laysku sawiro
w2
w1

COMMENTS