HERERSTAR

Gudoomiyaha Jaaliyada Reer S/Land Denmark Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Xaaji Abokor Maxamed

0
Saturday July 09, 2016 - 18:18:12 in Muuqaallo by Super Admin
  • Visits: 664
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Jaaliyada Reer S/Land Denmark Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Xaaji Abokor Maxamed

    Gudoomiyaha Jaaliyada Reer S/Land Denmark Ahna Gudoomiye Ku Xigeenka Somali Fairfishing Cali Mahad Faarax Aden Oo Tacsi Tiiraanyoleh U Diraaya :Innaalilaahu wa Inaa Ilayhun Raajucuun-Ilaahay Ha U Naxariisto Marxuum Xaji Abokor Mahamed Xaji Xasan Oo A

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Jaaliyada Reer S/Land Denmark Ahna Gudoomiye Ku Xigeenka Somali Fairfishing Cali Mahad Faarax Aden Oo Tacsi Tiiraanyoleh U Diraaya :Innaalilaahu wa Inaa Ilayhun Raajucuun-Ilaahay Ha U Naxariisto Marxuum Xaji Abokor Mahamed Xaji Xasan Oo Ahaa Ninj Ku Qaaliya Bulshada Reer Somaliland Tii Allese U Timi Kulu Nafsi Daaqital Mawd
Waxaan Ilaahay Xaji Abokor Uga Baraynaa Janadi Fardwasa Aamiin Inuu Ilaahay Geeyo Aamiin Inagana Samir Iyo Iimaan Inaga Siiyo Qaranka Somaliland Qoys Qaraabo Shacabka Dhamaanteenba Aamiin Aamiin Aamiin.

 

By Gudoomiyaha Jaaliyada Reer S/Land Denmark

Ahna Gudoomiye Xigeenka Somali Fairfishing

Cali Mahad Faarax Aden

COMMENTS