HERERSTAR

RASMI: Barcelona Oo Dhameystirtay Saxiixa Daafaca Aadka Loo Qiimeeyo Ee Kooxda Fluminense Ee Marlon Santos

0
Saturday July 09, 2016 - 14:33:05 in Barnaamijyo by Super Admin
  • Visits: 587
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RASMI: Barcelona Oo Dhameystirtay Saxiixa Daafaca Aadka Loo Qiimeeyo Ee Kooxda Fluminense Ee Marlon Santos

    Barcelona ayaa dhameystirtay saxiixa daafaca ree Brazil ee Marlon Santos kaasoo amaah kaga yimid kooxda Fluminense iyadoo uu la socdo dookh ah iney ku iibsan karaan Shan milyan oo euros.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barcelona ayaa dhameystirtay saxiixa daafaca ree Brazil ee Marlon Santos kaasoo amaah kaga yimid kooxda Fluminense iyadoo uu la socdo dookh ah iney ku iibsan karaan Shan milyan oo euros.


Marlon ayaa ku biiraya kooxda Barça B laakin Brazilian kaan 20 jirka ah ee daafaca dhexe ka ciyaara ayaa tababar la qaadan doona kooxda koowaad ee Barca kadib markii uu shalay ku baasay tijaabada caafimaad ee kooxda Barca.

Marlon ayaa hore loola xiriirinayay kooxo badna oo qaarada yurub ah laakin Barca ayaa saxiixa xidigaan ku garaacday dhamaan kooxahaas.
COMMENTS