HERERSTAR

RASMI: Weeraryahankii Senegal Iyo Newcastle Papiss Cissé Oo Ku Biiray kooxda Chinese Ka Ah Ee Shandong Luneng

0
Saturday July 09, 2016 - 14:33:05 in Barnaamijyo by Super Admin
  • Visits: 608
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RASMI: Weeraryahankii Senegal Iyo Newcastle Papiss Cissé Oo Ku Biiray kooxda Chinese Ka Ah Ee Shandong Luneng

    Weeraryahankii xulka Senegal ee Papiss Cisse ayaa isaga tagay kooxda heerka labaad u laabatay ee Newcastle United isagoo u dhaqaaqay horyaalka lagu wada qulqulao ee China wuxuuna ku biiray kooxda Shandong Luneng, Newcastle ayaa xaqiijisay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weeraryahankii xulka Senegal ee Papiss Cisse ayaa isaga tagay kooxda heerka labaad u laabatay ee Newcastle United isagoo u dhaqaaqay horyaalka lagu wada qulqulao ee China wuxuuna ku biiray kooxda Shandong Luneng, Newcastle ayaa xaqiijisay.
31 jirkaan ayaan ugu biiray kooxda Chinese Super League ka ciyaarta lacag dhan £5 milyan oo pound kadib markii uu isaga tagay kooxda Tyneside uu ku sugnaa afar sano iyo bar kadib markii uu kaga soo biiray kooxda SC Freiburg ee dalka jarmalka sanadii 2012 wuxuuna kooxdaasi u dhaliyay 44 gool.

War rasmi ah oo ay kooxda Magpies soo saartay ayaa lagu yiri ” Papiss Cisse wuxuu ku biiray kooxda Shandong Luneng, qof waliba oo joogaa St. James’ Park wuxuu u rajeynayaa Papiss wanaag oo dhan”.


Aston Villa v Newcastle United - Premier League

Xidigihii Premier league ayaa ku qulqulaya horyaalka dalka China halkaasoo ay kooxaha mushaar ahaan u bixinayaan lacago aan caadi aheyn.
COMMENTS