HERERSTAR

Ayaa Gudoonsiin Doono Koobka Xulkii Habeen Danbe Ku Guuleysta Euro 2016 ? Uefa oo Xaqiijisay

0
Saturday July 09, 2016 - 14:33:05 in Barnaamijyo by Super Admin
  • Visits: 679
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ayaa Gudoonsiin Doono Koobka Xulkii Habeen Danbe Ku Guuleysta Euro 2016 ? Uefa oo Xaqiijisay

    UEFA ayaa xaqiijisay in halyeeyga xulka Spain Xavi Hernandez uu koobka qaramada qaarada yurub ee Euro 2016 uu gudoon siin dooo cidii hanata marka ay beri is qabtaan xulalka France iyo Portugal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

UEFA ayaa xaqiijisay in halyeeyga xulka Spain Xavi Hernandez uu koobka qaramada qaarada yurub ee Euro 2016 uu gudoon siin dooo cidii hanata marka ay beri is qabtaan xulalka France iyo Portugal.
Spain ayaa laga soo afjaray 2004 guulihii xiriirka ahaa ee ay ka gaarayeen tartankaan tan iyo sanadii 2004 waxaana guryahood au diray Italu taasoo seejisay Xavi inuu kadib labo koob uu la qaaday uu markaan xulkiisa gudoonsiiyo koobka.

Xavi ayaa labo sano ka hor ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah kadib markii uu 133 kulan u saftay qarankiisa wuxuuna qeyb ka ahaa xulkii Spain ee koobabka waa weyn ku guuleysanayay intii u dhexeysay 2008 ilaa 2012.

Xavi

France ayaa gurigooda ku qaabilaya xulka Portugal kuwaaso heerkii ugu fiicnaa ee tartan weyn ay ka gaaraan uu yahay finalkii 2004 ee isla koobkaan markaasoo lagu qabtay gurigooda.
COMMENTS