HERERSTAR

Barcelona Oo Heshiis Ku Meel Gaar Ah La Galeysa Shirkada Qatar Airways Si Ay Xayeesiin Ugu Sameyso

0
Saturday July 09, 2016 - 14:33:05 in Barnaamijyo by Super Admin
  • Visits: 503
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barcelona Oo Heshiis Ku Meel Gaar Ah La Galeysa Shirkada Qatar Airways Si Ay Xayeesiin Ugu Sameyso

    Barcelona ayaa qarka u saaran iney heshiis hal sano ah la gaarto shirkada Qatar Airways ka hor inta aysan mid rasmi ah la gaarin Amazon xagaaga danbe, sidaasi waxaa fahansan Sportes oo ka soo baxda magaalada Barcelona.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barcelona ayaa qarka u saaran iney heshiis hal sano ah la gaarto shirkada Qatar Airways ka hor inta aysan mid rasmi ah la gaarin Amazon xagaaga danbe, sidaasi waxaa fahansan Sportes oo ka soo baxda magaalada Barcelona.
Barça iyo Amazon ayaa la isla xiririinayaa waxayna Barca u baahan tahay shirkad cusub oo ay xayeesiin u sameyso kadob fashilkii ku yimid heshiiskii ay kula jireen shirkada Qatar Airways oo ay haatan la gaareen shirkada diyaaradaha carbeed ee 35 milyan oo euros.

Barcelona ayaa xili ciyaareedka danbe la imaan doonto xayeeysiinta shirkada Amazon marka ay shirkadaan suuq geynta sameyso ay xarunteeda ka furato El Prat de Llobregat oo ah xafiiska diiwan gelinta xarumaha ganacsi ee gobolka Catalan.


barca-qatar-amazon-sponsor-1467999207039

Barcelona ayaana Amazon la saxiixaneysa heshiis afar sano ah oo ku ekaan doona dhamaadka xili ciyaareedka 2020/21 taasoo ka saacidi doonta kooxda Bluagrana iney hesho dhaqaale ay kula soo wareegto ciyaartooy cusub heshiiskana u cusbooneysiiso xidigaheeda muhiimka ah qaarkood.
COMMENTS