HERERSTAR

War Deg-deg Ah:Raiisal Wasaaraha Israaiil oo Hada Ka Badbaaday Isku Day Dil Loogu Qorsheeyey Nairobi

0
Saturday July 09, 2016 - 16:10:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 707
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg-deg Ah:Raiisal Wasaaraha Israaiil oo Hada Ka Badbaaday Isku Day Dil Loogu Qorsheeyey Nairobi

    Nairobi(KN):-Jariirad ka soo baxda dalka Kuwait oo lagu macacaabo (Kuwait daily ) ayaa waxaa ay daabacdey in Ra'isal wasaaraha dalka IsraelBenjamin Netanyahuuu a bad baaday isku day dil la rabay in lagu khaarijiyo maalintii Salaasada aheyd xilli

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nairobi(KN):-Jariirad ka soo baxda dalka Kuwait oo lagu macacaabo (Kuwait daily ) ayaa waxaa ay daabacdey in Ra'isal wasaaraha dalka IsraelBenjamin Netanyahuuu a bad baaday isku day dil la rabay in lagu khaarijiyo maalintii Salaasada aheyd xilli uu ku suganaa caasimada dalka Kenya ee Nairobi .
Nairobi(KN):-Jariirad ka soo baxda dalka Kuwait oo lagu macacaabo (Kuwait daily ) ayaa waxaa ay daabacdey in Ra’isal wasaaraha dalka IsraelBenjamin Netanyahuuu a bad baaday isku day dil la rabay in lagu khaarijiyo maalintii Salaasada aheyd xilli uu ku suganaa caasimada dalka Kenya ee Nairobi .
be bi
Jariiradan oo soo xigatey qof xog ogaal ah oo ka tirsan xukuumada dalka Kenya ayaa waxaa ay intaasi ku sii dartey in la bedelay dariiqii uu mari lahaa Mr. Benjamin Netanyahu ka dib markii sirdoonka yuhuudu ka war helay in halkaasi qarax lagu sii rakibay sidoo kalana waxaa ay jariiradani ay sheegtay in laba qof oo arintaasi loo tuhmey xabsiga loo taxaabay
 
Hadaba warkan ayaa waxaa si toos ah ay qaar ka mid ah saxaafadu ay u weydiisay ra’iisul wasaaraha Israa’il Benjamin Netanyahu waxaana la sheegay in oo su,aashani si cadho leh uga jaawabay isla markaana uu sheegay in aanu waxba ka ogeyn
by
Natanyahu ayaa ku guda jira booqashooyin uu ku kala bixinayo wadamo ka tirsan Bariga Africa isagoo istaagiisa labaad yahay wadanka Kenya.
Ra’isal wasaaraha ayaa booqashadan ku maraya dalalka Uganda, Ruwanda, Kenya iyo Ethiopia kuwasoo diirada lagu saarayo sidii looga horatgi lahaa argagixisada ku soo xoogeysaneysa wadamadaan.

COMMENTS