HERERSTAR

Akhri Halkan:- Ex Wasiir Xirsi Oo Iminka Hadlay Isaga Oo Dalka Dibadiisa Ku Sugan + Maxay Tahay Arimaha Uu Ka Hadlay

0
Saturday July 09, 2016 - 16:38:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 732
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhri Halkan:- Ex Wasiir Xirsi Oo Iminka Hadlay Isaga Oo Dalka Dibadiisa Ku Sugan + Maxay Tahay Arimaha Uu Ka Hadlay

    Akhri Halkan:- Ex Wasiir Xirsi Oo Iminka Hadlay Isaga Oo Dalka Dibadiisa Ku Sugan + Maxay Tahay Arimaha Uu Ka Hadlay Ex Wasiir xirsi oo ku dalka Sucuudiga gar ahaan Jeddah ayaa qoraal uu ku baahiyey goordhawayd Bartiisa Facebook waxa uu ku bilabay s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Akhri Halkan:- Ex Wasiir Xirsi Oo Iminka Hadlay Isaga Oo Dalka Dibadiisa Ku Sugan + Maxay Tahay Arimaha Uu Ka Hadlay Ex Wasiir xirsi oo ku dalka Sucuudiga gar ahaan Jeddah ayaa qoraal uu ku baahiyey goordhawayd Bartiisa Facebook waxa uu ku bilabay sidan

"Waan uga mahadcelinayaa madax-buurta reer Somaliland ee Jeddah oo aanu kulan qiimo badan qado ku wadaagnay
+++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++

Waxay ahayd maanta kadib markii kulan qado sharaf ah ay nagu maamuseen jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan magaalada Jeddah ee dalka Sucuudiga Carabiga iyagoo nagu qaabilay qalbi furan iyo dareen dalnimo oo muujinaya gacaltooyo iyo xidhiidh umadnimo.

Haddaba, Intii qado sharaftan socotay ayey odayaasha milgaha badan ee ay kamid yihiin

Xaaji Ibraahim Shoodhe


 

Xaaji Cabdalah Cumara
Ambassador Cal Tuuhe
Min. Mohamoud Hersi Bayl
Aadan Laalays
Maxamde Cabdi
Maxamde aw Daahir
Ismaciil Cabd bacda
Cabdiraxmaan Laascanood
Cusmaanc ali(suldaanka) iyo
Axmed waxaas nagu soo dhaweeyeen dalka Sucuudi Carabiya gaar ahaan magaalada Jeddah

 

Waxaa sidoo kale xusid mudan in ay kulanka nagala soo qayb galeen odayaal qiimo badan oo masaafo badan kulankan uga yimi kuwaas oo ay kamid yihiin Xaaji Aada Baradho iyo
Xaaji Cabdirashiid KAMASARO

Dhamaantood waan uga mahadcelinayaa sida sharafta badan ee aanu maalintan wanaagsan u wada qaadanay.

Wa Bilaahi Tawfiiq

COMMENTS