Maqaallo

Todobo ruux oo somali ah oo siyaabo kala duwan loogu dilay dalka south afrika.

0 Visits: 619 | Saturday July 09, 2016 - 19:47:25
Dhamaan dadka la dilay waxa ay ahaayeen dad ganacsato ah, kuwaasi oo gobo ganacsi ku lahaa Magaalooyin hoostagga Gobolada Eastern Cape

Read More »

Waligeed aduunyada wakhtigaa qof saacida midna waayahaa xidha.

0 Visits: 566 | Saturday July 09, 2016 - 19:45:19
dhinaca kale ama sidaa kasoo horjeedkeeda waxaa jira maalmo ay kugu jiifto oo aanay kuu salaxnayn isla markaana arimuhu aduunyo ahaan kugu foorarto

Read More »

Heshiiska berbera imaaraadku sagaal danood bay ka helayaan - innaguna dan qudha. Middaa qudha ma ka wadannaa?

0 Visits: 722 | Saturday July 09, 2016 - 19:43:39
Rasheed Ali Meigag Samater Hubaal waxa ah in muwaadin kasta oo Somaliland u dhashay jecel yahay in waddankeennu horumar ka gaadho dhinac walba - dhaqaale ahaan, siyaasad ahaan iyo bulsho ahaanba.

Read More »

Dhibaatooyinka dhaqaale iyo dhaqan xumada ee dooashooyinka la socda ma layarayn karaa? W/q: nuur axmed oday.

0 Visits: 586 | Saturday July 09, 2016 - 19:40:54
Intaa markaan dhaafo, waxaan doonayaa in aan halkan talo uga

Read More »

Dhacdo I Murugo Galisay

0 Visits: 680 | Saturday July 09, 2016 - 19:36:26
Ka dib markii aanu waydiinay xalada caafimaad daro ee ilmaha la soo daristay mudada uu bukay iyo daÂ’adiisaba waxay noo sheegtay inuu laba cisho

Read More »

Wiilkii aan tahriibin ee tukhaanka iibsaday wuu tabcaday!!!

0 Visits: 733 | Saturday July 09, 2016 - 18:26:47
Tan wax laga qabto malaha..sii joogna malaha...!! Cali na waxa uu yidhi,waar aniguna tukhaan ayaan iibsanayaa oo hooyaday ayaan

Read More »

Aqoonyahan Jaamac Jiir Oo Si Cilmiyeysan Uga Faalloodey Xasuuqa Uu Cabdi Iley Ka Wado Deegaamada Gaashaamo Iyo Xadhiga Wariye Mukhtaar Nuux+Xayiraaddi Horn Cable Tv

0 Visits: 417 | Saturday July 09, 2016 - 18:23:06
"Aniga oo ah Aqoonyahan Jaamac Jiir,waxaan cod dheer ugu sheegayaa in Cabdi Iley uu yahay dambiile qaran,oo loo bahan in laga qaado tallaabo sharciga waafaqsan,taasi oo la xidhiidha dambiyada uu galey ee is-daba joogga ah ee xasuuqa ah.

Read More »

Kuraasta baarlamaanka caddaalad inoo ku qaybiya!

0 Visits: 650 | Saturday July 09, 2016 - 18:20:20
In aynu ka hadalno mawduucaan baahi ayaa loo qabaa, ahmiyad weyna wuu leeyahay. Haddii si wacan loo maareeyana shar badan baa.

Read More »

Gudoomiyaha Jaaliyada Reer S/Land Denmark Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Xaaji Abokor Maxamed

0 Visits: 664 | Saturday July 09, 2016 - 18:18:12
Gudoomiyaha Jaaliyada Reer S/Land Denmark Ahna Gudoomiye Ku Xigeenka Somali Fairfishing Cali Mahad Faarax Aden Oo Tacsi Tiiraanyoleh U Diraaya :Innaalilaahu wa Inaa Ilayhun Raajucuun-Ilaahay Ha U Naxariisto Marxuum Xaji Abokor Mahamed Xaji Xasan Oo Ahaa Ninj Ku Qaaliya Bulshada Reer Somaliland Tii Allese…

Read More »

Yaa weeraray guriga wasiir keysar ? Ma kudhuftihii laga nastay aya soo rogaal celiyey ?

0 Visits: 691 | Saturday July 09, 2016 - 17:42:14
Abaaro fiidnimadii khamiista ee bisha Juun ahayd 23kii,2016, ayaa koox hubeysani soo-weerareen GURIGA Wasiir ku- xigeenka Wasaarada Qorsheynta, Mudane Keysar Cabdilaahi. Markii ay ku rideen dhowr xabadood aqalka ayey goobtii ka fakadeen.

Read More »

Dantii ciidagale ma cukusaa diidan??

0 Visits: 543 | Saturday July 09, 2016 - 17:39:06
Shirkii saddex geesoodka ahaa ee ay isugu yimaadeen Dawladda Somaliland, Deegaankii iyo deeq bixiyayaasha ayaa waxa lagaga wada hadlay sidii loo badbaadin lahaa mashruucii banka qoolcadey oo u muuqday inuu fashilmay ku talagalka wajigii hore ee mashruuca,

Read More »